Tingi waxuu la noolaa ayaydiis hooyo.
Tingi vivis kun sia avino.
Waxuu lo’da la raaci jiray ayada.
Li gardis la bovojn kun ŝi.
Maalin ayaa waxaa yimid askartii.
Iun tagon la soldatoj venis.
Tingi iyo ayaydiis way carareen waa ayna dhuunteen.
Tingi kaj lia avino forkuris kaj kaŝis sin.
Waxay isku qariyeen duurka ilaa iyo habeenkii.
Ili kaŝis sin en la arbaro.
Kadib askartii ayaa dib ugu soo labteen.
Tiam la soldatoj revenis.
Ayaydii waxa ay Tingi ku qarisay caleemaha hoostooda.
Avino kaŝis Tingi sub la folioj.
Mid ka mid ah askartii ayaa lugtiisa midig saaray Tingi, laakiin wuu iska aamusnaa.
Unu el la soldatoj paŝis ĝuste sur li, sed li restis silenta.
Markii ay nabad noqdeen, Tingi iyo ayaydiis hooyo banaanka ayey usoo baxeen.
Kiam ĉio sendanĝeris denove, Tingi kaj lia avino elvenis.
Waxa ay u soo guurguurteen guriga si aad u shanqar yar.
Ili ŝtelpaŝis hejmen silente.