Mar waxaa jirijiray yaxaas aad u baahan.
Iam estis tre malsata krokodilo.
Waxuu raadiyay cunto si tartiib ah oo aamusni leh. Kadib na…
Li serĉis manĝaĵon, malrapide kaj malbrue. Kaj tiam…
BAAWW!!! Yaxaaskii wuu weerartamay!
ŜPRUC!!! La krokodilo atakas!
Markaa kadib ma usanaheyn mid gaajeysan, wuuna faraxsanaa.
Poste li ne plu malsatas, kaj li feliĉas.
Ilaa uu kabaahdo markale.
Ĝis li malsatas denove.